Somaliland Ministry of Commerce

 
  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Increase font size
  • Decrease font size
  • Default font size
  • default color
  • dark color
  • red color
Somaliland Ministry of Commerce
Monday, 05 April 2010

 

 Sample Image

Siyaasadda Ganacsiga JSL oo ah Waxqabadka W, Ganacsiga

 

                Siyaasadda Ganacsiga JSL waa mid cad oo furan dublamaasiyad, dhaqaale, oo furfuran oo u shaqaysa dalkeeda, siyaasadeeda, dhaqaalaheeda, dhaqankeeda diinteena iyo dadkeenaba oo ku dabaqan staratijiyada cad ee dhaqan  dhaqaale siyaasad iyo bulshoba, lana jaanqaadsan waqtiga la joogo iyo duruufaha caalamiga ee la marayo iyo kuwa goboleed ee taagan,

 

Taasi oo ay fuliso Wasaaradda Ganacsiga JSL iyadoo wakiil muuqda ka ah  JSL  ayaa waxa saldhigeedu yahay una  xilsaarantahay fulinta iyo meelmarinta qodobada hooos ku qoran iyo waxii aan xaashidan lagu soo qorin ee duruufaha caalamiga ah iyo waayo aragnimada shaqadu soo kordhiso.

 

Waxaana ka mid ah qodobadaasi ay Wasaaradu fuliso:-

  • Gaadhsiinta hanaanka shaqo ee maamulka Wasaaradda iyo maaraynta gaadhsiinta iyo dhamaystirka gobolada iyo degmooyinka dalka oo dhan.
  • Suuq  u raadinta  iyo ka hor tagida sicir bararka, dhiirigalinata wax soo saarka khayraadka dabiiciga ah iyo  gaynta badeecadaha wax soo saarka dalka iyo dibadaba
  • Wax soo saarka khayraadka dibiiciga ah  ee warshadaha yar yare, e dalka gudihiisa dalaga beeraha, Xabkaha iyo beeayada iyo macdanta kale hawshaasi oo lagu fulin doono dhamaan dalka goboladiisa iyo degmooyinkiisa siday u dhan yahiin.
  • Hor-umarinta iyo dhiirigalinta guud ahaan Ganacsiga dalka gudaha iyo dibadaba dhaqaale ahaan, siyaasad ahaan iyo sumcad ahaanba sida maalgashiga muwaadiniinta, maalgashiga dibada ama shisheeye  iyada oo sharciga Ganacsiga JSL u hogaan iyo idhaba u yahay maalgashiga kala duwan ee dalka iyo tartanka xorta ah ee ilaalinta lahaansha hantida gaarka loo leeyahay (private sector ownership)

 

Last Updated ( Monday, 05 April 2010 )
Read more...
 

Newsflash

VISION


“To be a global leader in promoting Commerce, investment and private sector development.”

 

Who's Online

 Director General of The Ministry